FAST EDUCATION.
FAST RESULTS.

With Xirfad.online,you can master any profession in a month, without spending several years studying at the university!

Nidaam casri ah.

Hadafkeena waa in ay helaan ardaydeena waxbarasho an xad laheyn lehna Tayo

Kororso xirfad cusub

Barro xirfado cusub la xiriirta ganacsiga online-ka

Macalimin qubaro ah.

wax ka baro macalimiin ku wanagsan waxa ay dhigayaan kuna hagaya.

DAAWO

Raac tilmaamaha muqalka hoose si aad ardayda ugu mid noqotid

Meel walba oo aad dunida ka joogtid

Meel walbo aad dunida ka joogto isticmaal xirfad.online system o ku qaado mobilekaga computerkaga baro xirfad aad ganacsi iyo shaqo ku gabsan karto.

Founder & CEO : BUZURI Aweis

Si aad ugu mid noqoto ardayda raac talaboyinka hoose

Talabada koowad aad raaceyso waa in aad iska diwangelisaa xirfad.online platform adigoo ka sameysanaya Username ama Account

Kadib iska dhiib ama iska bixi lacagta khidmada ee koorsada markas aad rabto, halkaan ka eeg koorsoyinka

Fadlan waxaa inoo soo gudbisa adigoo nagala soo hadlayo talefonada ama emails halkan ku xusan  , adigo 3-dan xog ee hoos soo diraya

1- Magaca isku diwangelisay ama Emailkada 

2-Numberka khidmada kaso turtay, [ cadeyn ]

3-Koorsada rabtid

Arag wax qabadkeena