0(0)

FACEBOOK Development 101

  • Total Enrolled 5
  • Last Update January 3, 2022

Description

Koorsadaan waxaa lagu sharxi dona Facebook bilow ilaa dhamaad hadey ahan laheyd sida loo sameeyo xayeysiin, iyo sida lacag liga sameeyo facebook xeeladaha aad u bahantahay , waxaana ku xusan koorsadan tusmo iyo tijaabo itus oo itaabsii, Indhahaaga kuu macalin ah , casharada lagu qadanayo hoos ka eeg …

What Will I Learn?

  • Waxad baran doontaa cilmi kastoo la xiriira facebook
  • Sida xayeysiin guuleysta aad u samysan laheyd
  • Sida lacag uga sameyn laheyd facebook
  • Sida follow fican u heli laheyd
  • Sharciyada facebook-ga

Topics for this course

37 Lessons

Sida Facebook Page loo sameesto

Sida Facebook Page loo sameesto6:50

Sida Facebook business manager loo furto

Sida looga dhex galo personal ad account

Domain setup – Dejinta domain

Hosting your domain

Fahamka business setting

Connecting Your domain to facebook ( Verification )

Waa maxay facebook pixel

Fahamka facebook pixel helper

Lasoo deg facebook pixel & Sida loogu darro websitekaga

Sharaxada facebook retargeting

Custom audience

Advertising policy

Facebook algorithm

Explaining Ad structure

kahor intadan xayeysiinta sameynin

Sharaxada compaign level

sharxaada ad sets

Sharxaada budget and schedule ( Lacagta iyo jadwalka )

Sharxaada location ama goobta

Age and gender

Detailed targeting

Optimise delivery

Sharxaada placments ( Xaga laga arki karro xayeysiintada )

magacaabida xayeysiinta

Sharxaad dhameystiran ad sets

Sharxaad ad level

Sharxaad dhameystiran ad level

Hal abuurka xayeysiin

TUSAALEYN

Sidee loo helaa page like raqiisa

PART TWO

$20

Requirements

  • Labtop or mobile
Arag wax qabadkeena