Google adsense ( Blogging ) Masterclass
Description
Koorsadan waxad ku baran dontaa qaabka website loo sameysan karro iyo sida lacag looga sameyn karro
What Will I Learn?
- Mecnaha blogging waa maxay blogging ⬇️
- Sida post loo dhigo website ( sida loo dhigo maqaal⬇️
- Sida loo sameeyo website blogger ah ( Free ah ) ⬇️
- sida website lacag ah oo wordpress loo iibsado ⬇️
- sida xayeysiin loo furto
- sida xayeysiinta loo saarto ( ads placement )
- Sharuudaha adsense pdf
Topics for this course
Hordhaca guud ee korsada
Hordhac guud3:14
Waa maxay blogging?
Sharax guud
fahan guud google adsense
Domain and hosting
Web desigining
Address and google ads
How to post
adsense withdarwal
Qish yar
Siraha traffic-ta
Bonus
Runtii wa course muhim u ah dhallanyarada iyo qof walba rabo inu lacag sameeyo, wayo calamka aan manta ku nolnahy waxa walba technology aya ku isticmaalna.
waa fursad qali ah wana xirafad aad ku shaqeysani kartid meel walba aad joogtid uma bahnid inad qof shaqo weydisato adigoo fahasan technologyga.
waxaan ku dhiirgalinaya iin dhallanyarada eey ka fa'ideystan fursadan oo aad lacag faro badan aad ugu sameeyni kartid internet-ka
Ustad wa mhdsanthy sida quruxda badn aad nogu so gudbisey coursada wxan fahmy wax badan aan ka ogym google adsence io blogginba inta ii dhimana wxan rajeena ina jaahil bixindontan ana dadaalkyga wan wadaa i.allh
Waa qorso cajiiba runtii dhalinta aan ogayn waxa aan jeclaan lahaa in ay ogaadan kana faa'iidaystaan.
Mashalah waa course aad iyo aad u qiimo badan iskuna koobsaday xirfada blogging ka iyo adsense xataa hadii aad advanced level aad tahay kama maarmaysid inaad qaadato.
Walalaha inoo diyaariyey ilahay miisanka xasanaatka hawgu darro
100%%%%% Keep forward.
Aad Ban u ga faaiday corsadan thankz
si fcn ayaad u diyaariseen dadal badan waad galiseen maashaa Allaah.
hal mid aan idimku daraayo waxaa waaye in uu jiro boobsiis yar
Run ahaantii aad bay ii qancisay koorsadan 75% ayan ka faiday Mahadsanidiin Team Xirfad online Damaantiin