Freelancing course
Description
- coursekaan waxa uu kusaabsanyahay sida websiteska fiverr ama upwork lacag looga sameeyo qaab freelancing ahaan ah sidoo kale courseka waxa uu soo koobaya xirfadaha aad ubaahantahay si aad uga shaqesato websiteskaas
What Will I Learn?
- coursekaan markaad barato waxaad awood uyeelan doontaa inaad internetka kagancsato
- Inaad qibrad u yeelato sida macaamiilka loso jiito.
- Inaad taqaano communication skills ( xirfadaha dadka loola xiriiro )
Topics for this course
4 Lessons