Google ads course
Description
Koorsadan hadaad qaadato waxad awood u yeelan donta inad sameyso xayeysiinta google ads , isla markaana shaqo ayad ku heli kartaa, waxaa kaloo heli dontaa shahaadada google ads oo aan badanaa la helin, waxana sidokale heli donta shahaado aan anaga bixino oo gooni ah
What Will I Learn?
- Sida uu google ads u shaqeeyo
- sida loo sameeyo
- Sida loogu shaqeysto
- Sida loo helo shahaadada google
Topics for this course
6 Lessons