0(0)

E-commerce full course

Description

FG: isbuuc walba casharo cusub ah ayaa lagu soo daraa tababarka 

 

waa tababar lagu baranaayo sida Online ka nuucyadiisa kala duwan loogu shaqeysan lahaa adigo joga dalka.

Tababarkan qofkasta oo somali ah oo raba inu ka rumeeyo hamigiisa ee ah inuu online business sameysto waa uu kasoo qeyb gali karaa

Tababarkan Lagu baranaayo sida loo dhisto online business oo xur waa tababrkii ugu horeeyey ee loo qabto dhalinayarada somaliyeed 

 

===> Kama soo qeyb gali kartid tabbarkan :

• Haddii aad tahay qof raba maalin taajir

• Haddii aad tahay shaqsi negative ah ama dhanka xun wax ka eega, loser.

• Haddii aad tahay qof aan qaban karin shaqooyinka adag ( Hard work ) 

• Haddi aysan kaa go’neyn 

• Haddii adan garaneyn luqada Englishka, IQ gaagana uusan sareynin.

• Haddii aad tahay qof ku deg degsan inuu lacag uun sameeyo

• Haddii aadan dabaqa karin waxa aad baratay..

Waxyaabaha aan keenay :

 

Wax qabadkeena :

 

si aad waxbadan oo falcelin ah u aragto Booqo baraha bulshada aan ku leenahay mahadsanid.

What Will I Learn?

  • 1- Sida business guuleysta aad u sameysan laheyd, Halka aad alabaha ka keeneysid, Sida u dooran laheyd alabta tayada io qiimaha jaban leh isla markaana faa'dada badan leh, iyo sida aad ku dhisan laheyd website E-commerce ah, Alibaba sidad alaab ugu keensan laheyd, Sida brand gaga ugu naqshadyn laheyd logada iyo posterska
  • adeegsan laheyn Iyo farsamoyin kale.
  • hagagsan ku sameysan laheyd.
  • 2. Marketing strategy oo ah in lagu barro qaabka aad xayeysiimaha iyo suuqgeynta ugu sameyn laheyd online business kaga

Topics for this course

39 Lessons

Hordhaca koorsada

Soo dhawoow3:07
Marxaladaha Exommerce2:32
History of Ecommerce
Ecom blueprint3:16

Basic information

Intro to alibaba

Sourcing and finding manufactures

Communication- Ask about quality, price, etc

Finalzing the details of the product

Important informations

Best marketing strategy

$25

Requirements

  • Mobile or labtop , High IQ level, can speak english
Arag wax qabadkeena