Webdesign ( Beginner )
Description
Koorsadan gaaban  waxaad ku baran dontaa sida aad domain iyo hosting isku xiri laheyd, theme sida aad usoo degsan laheyd kadibna aad u hagaajin laheyd websiteka.9
What Will I Learn?
- Sida domain iyo hosting leyskugu xiro
- Sida theme loso dejiyo
- sida page cusub loogu soo darro
- sida loo edit gareeyo websiteka naqshadiisa
- sida logada loogu bedelo
- sida business email loo sameysto
Topics for this course
7 Lessons
Hel domain iyo hosting
isku xir domain iyo hosting4:56
WordPress login
soo deji theme
Edit your web
Change logo
create new page
Business email
aad bay u fiican tahay waxbadan ayaan ka faa'iiday maashaa Allaah