kawarn hadii aad free kuhesho courses jooga $100

fursad noloshaada badali karta!

waxaad nasiib uyeelan kartaa inaad hesho courses ay diyaariyeen macalimiin 4sano qibrad uleh howlaha internetka io fursadaha kabanaan .

maka cawaneysaa dhibaato dhanka jeebka ah?

01.

Lacag la'aan

lacagtu waad heli kartaa hadaad keensato fikrad ay kugu soo raacdo weliba adigoo jiifa ayee kuu shaqeen kartaa hadaad raacdo wadada saxda ah .

02.

waa maxay wadada saxda ah:

si aad lacag uhesho waa in problem aad xalisaa waa maxay problemka tusaale  dadka barta programmingka ama luqada englishka hadii aad english barato waxaad noqon kartaa turjumaan oo 2qof kala luqad ah ayaad is fahansiin kartaa oo sidaas ayaad dhibaato ku xalineysa sidoo kale hadaad tahay qof bartay luqada phyton waxaad sameen kartaa website waxaad xalin kartaa data waxaad sameen kartaa games intaas dhan waa dhibato aad xalineyso.

03.

Xirfad la'aan lacag hafilan

hadii aadan xirfad laheyn sidee isugu filnaan kartaa kuma darin hadii uu aabahaga millionaire yahay kaliya waxaan kahadlaya anaga io dadka nala midka ah  anaga markaan leeyahay waxaan ula jeeda dadka hadafka leh oo aanan heesan caawinad o naftooda kuqasbaya inee heer gaaran wadada kaliya ee isku filnaanshaha kugaari karno waa xirfad ina lahaano.

04.

sidee xirfad kuyeelan kartaa?

ma ogtahay in waxwalba oo kugu cusub xirfad ama luqad aad kubaran karto mudo 24sac ah lkn inee caado kuu noqoto ay kugu qaadaneeso 21 maalin hadaba sidee xirfad cusub kubaran kartaa weliba xirfadaha sanadkaan ee casriga ah sida coding, webdesigning, graphic designing iyo wixii lamid ah waxaa jiraan courses kor udhaafaya 9 aanu udiyaarinay dadka beginnerka ah sidee ku heli kartaa courseskaan?

Courseda sidee kuheleysa?

— 01

Nasiibkaaga
tijaabi

waxaa jiro barnaamij aynu kusoo kordhinay academiyada oo ah tijaabi nasiibkaaga waxaad awood uyeelan kartaa inaad kuguuleesato courseska dhamaan adigoon wax fee ah bixinin markaad kuguuleesatana numberkeena whatsappka ayaa shaashada kaaga soo muuqaneysa isla markiiba waxaad  daawan kartaa courseskeena oo waa laguu fasaxaya.

— 02

iibso

hadii aadan rabin inaad wareer io ciyaar aad dheesho adigoon is dhibin course walba waad gadan kartaa adigoo bixinaya qidmadeeda courseka ugu yar qiimahisa waa $5 amaba kaqeyb qaado nasiibkaga tijaabi programkas .

— 03

Sidaa jeceshahay

hadii 2da qaab hore ay kucajabin waayeen oo aadan heesan ama aadan awoodin feega waxaad sameen kartaa si toos ah naloosoxiriir wax shuruud ah majirto waxaa hubaal ah courseska hadaad si sax ah udhameesato inaad ku faaideyso.

ugu horeen waa kuma dadka academiyada aasaasay

buzuri/asad

About us

shaqadeena caadiga ah waa webdevelopers iyo ui and ux expert

magaceena waa buzuri  academiyad ina aasaasno rajadena ayee aheyd weliba academiyad qaabileysa qofwalba jeebkisa io riyadisa hadaba waxaa aasaasnay academiyadan 2021 august isla bishaas academiyada waxaa kusoo biirtay arday kor udhaafeysa 2k  hada oo bisha mareysa academiyada waxaa kuxiran 4k arday dunida daafaheeda kala joogta,

sidee lacag usameena?

ugu horeen waxaanu nahay freelancers oo ah in si remote ah shirkado ubaahan developing aanu lashaqeeno sidoo kale waxaa nolol maalmeedkena kasameena website ama blogging oo xayeysiinta google adsense ayanu lacag uga sameena taariikhdeena oo dhamestiran iyo hayaankeena goordhaw bbc somali ayaad kadawaan doontaan.

courseka ugu badan ee ardada ay qaateen

courseka ugu  badan ee ardada  ee qaateen waa blogging ama sida website lacag looga sameyo coursekaan waxaa qaadatay oo websiteka dhexdiisa ku iibsatay 170arday waxaa whatsapppka kuqaadatay 200 arday we dont know the reason.

waxad kubaranee sida website loo sameeyo sida loo iibsado domain .com raqiis ah sida hosting loo helo sida seo looga saxo website iyo sida lacagta looga sameeyo ayadoo la adeegsanayo habab badan hmm hadii aad isleedahay coursekaan wuu ku anfacaya waxba hasugin nasiibkaaga tijaabi ama iibso.

waa courseka 2aad ee ardada badankood ay qaateen coursekaan kaliya waxaad kubaraneysa sida website qaab professional ah loogu sameeyo ayadoo la adeegsanayo css io elementor

Arag wax qabadkeena