28 thoughts on “Ku guuleyso koorso free ah”

  1. Waxaan arkaa 3couras aan aad ugu baahanay waxana rajaynaa ka faa iidaystayaasha in aan kamid noqodo illah idinkii

  2. Magacaygu waa Xamse khadar kunuul magaalada Hargeisa markastana ku xidhan Course yada ay bixiso Xirfad Online runtii wax badana kafaaidey Course kan free ga ahna rajeynaaya inaan ka mid noqdo dadka kuguuleysta waad mahadsantihiin dhammaan

  3. Muhdin mohamed yuusuf

    Asc wlloh Xirafad online waa nii salaamey dhaman teamka marka i.a ustaad koorsadan website sameynta ayaan jeclaan laha inaan barto i.a marka ustaad waa sidaa hadaan ku guuleysto waa alle mahadii ustaad guul ban rajyna i.a

  4. Wll aniga waxaan jeclahay inaan nafteeda iyo tan dadkeega aan hormariyo waxaan jeclahay inaan online ka shaqeesto si’ uusan waqti badan ika lumin 99 firaaqo badan aan wax kusii baran karo aan u helo. Waxaan bilaabay inaa ku fikiro inaa online lacag ka sameeyo 4sano ka hor markii muqaalkaan lasoo dhigaayAy ayaa aad isoo jiitay sida eey fursad u tahay in online lacag laka sameeyo. https://youtu.be/vLVIJj9v-a0
    Balse waqti aan ii samixin iyo meeshii ku habooneed oo aan ka baran lahaa. Waxaa hubaal ah hadii eey ii kala kacdo inaa abaalkiina idin gudi doono inkastoo oo aan lagudi karin balse haddana waa idiin muujin donaa garab istaag wllyaal. Waa mahadsantihiin

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Arag wax qabadkeena