SBEGT training Waa tababar ujeedkiisu yahay inuu soo saaro jiil cusub oo online-ka nuucyadiisa kala duwan ku shaqeysta
Tababarkan qofkasta oo somali ah oo raba inu ka rumeeyo hamigiisa ee ah inuu online business sameysto waa uu kasoo qeyb gali karaa
Tababarkan Lagu baranaayo sida loo dhisto online business oo xur waa tababrkii ugu horeeyey ee loo qabto dhalinayarada somaliyeed
Tababarkan waxad ku baran dontaa Way walba ama wado walba aad online-daqli ugu sameyn laheyd sida magaca tababarkaba kaaga muuqata ( SEBGT )
===> Kama soo qeyb gali kartid tabbarkan :
• Haddii aad tahay qof raba maalin taajir
• Haddii aad tahay shaqsi negative ah ama dhanka xun wax ka eega, loser.
• Haddii aad tahay qof aan qaban karin shaqooyinka adag ( Hard work )
• Haddi aysan kaa go’neyn
• Haddii adan garaneyn luqada Englishka, IQ gaagana uusan sareynin.
• Haddii aad tahay qof ku deg degsan inuu lacag uun sameeyo
• Haddii aadan dabaqa karin waxa aad baratay..
Ujeedka kadambeeya tabbarkaan waa sidaas hadaba tababarkaan waxaa kujira faaidooyin fara badan oo aan lasoo koobi karan sida kuxusan ujeedka xirfad online tababarkaan kaliya waxaa loogu talagalay qofka awooda oo raba in naftiisa maal gashto hadii shuruudaha kore io aadna awoodo feega waxaa hubaal ah in farqi weyn uu udhaxen doono ganacsigaga kadib.
majiro qof somali ah oo sharxi yaqana siwcan ama si faahfaahsan cilmiga seo ama blogging io freelancing ecommerce waa fududyahay qofwalbana waa sharxi karaa lkn dadka somalida seo waxaa laga dhaadhiciyay inuu yahay wax fudud ama lagayaba inaadan horey umaqlin, trainingkaan qof walba oo somali ah meelwalba uu dunida kajoogo waa ufurannyaahy soodhawaw.