Waa Maxay digital marketing ? ( Af somali )

Marka Aad Tahey Mulkiilaha Shirkad Yar Oo Cusub Waliba, Waxaa Hiigsaneysaa Riyooyin Waaweyn. Waxaa Rabtaa In Aad Soojiidatid Macaamiil Badan , Hanatidna Qalbiyadooda Si Uu Ganacsigaaga U Noqdo Mid Kaalinta Kowaad Gala.Waxaa Laga Yabaa In Aad Maqashey In Internet Ka Lagu Xayisiiso Ganacsiyada Laakiin Aad Ku Wareertey Meesha Laga Bilaabo Iyo Faa’iidada Uu Leeyahay.Waxaan Rabaa …

Waa Maxay digital marketing ? ( Af somali ) Read More »