500$-1000 sameey bishii alibaba ( Af somali )
Alibaba Waa Shirkad Ay Ka Ganacsadaan Kumanaan Ganacsato Ah Oo Kala Duduwan. Waa Ganacsi U Shaqeeya Qaabka ( Business To Business ) Ama B2B E-Commerce. Mancaheeda Waxa Weeye Kaliyah Jumlad Ahaan Bey Wax U Gadaan Ee Tafaariiq Ma Jirto.Shirkadan Alibaba Group Waxaa Tafaariiqda U Qaabilsan Aliexpress. Marka Hadii Aad Jumlad Rabto Waxa Ka Adeeganeysaa Alibaba.com …