Asc,
ujeedkeena muxuu yahay aanu uaasaasnay xirfad online?
Alle ayaa mahadleh marka hore sxbyaal xirfad online ma ahan academiyada ugu horeysa abid ee aasaasnay kahor waxaanu aasaasnay 2 academy 2doodana waa socon waayeen maadama cilada dhankeena aheyd oo aynan awoodin qalabka wax soo jeedinta io qarashaadka websiteka io waxyaabahas kukacaya alx 2sano kadib oo ahh 2021 waxaa kuguuleesanay inaa dhisno xirfad online.
websitekeena qasab ma ahan inaad course ka iibsato adigoonan course iibsan ayaad websiteka kabaran kartaa sida bishii at least $50 loosameeyo coursekeena ama mentorshipkeena waxaa kaliya gadan kara dadka awooda oona rabaa lacago waaween inee sameeyan fadlan hadaadan awoodin inaad mentorshipkeena ama coursekeena ibsato fadlan culeys ha is saarin kaliya free trainingka aanu websiteka soo galino kabogo ayagaa ku anfacaya caawinaadna si free ah waa laguu caawinaya.
somalida halka dhaqan ay leedahay waxay tahay in qofka wax fahma ama alle wax garadsiiyay in walaalihiisa kale uu kuxasdo anaga waa kudhahnay waxaanu iibina courses hadana waxaa kuleenahay qasab ma ahan inaad iibsato kuma dhaheeno waa inaad iibsata si aad lacag usameeso dadka lacag heesta oona raba in lacago 6figures ah sida 10k ama 100k raba inee sameeyan dadkaas ayaa loogu talagalay io qofkii awooda hadii kale free training ayaa kuu diyaar oo mentorshipka waxba dhaamin kaliya courseda lacagta io mentorshipka waxay dheeryihiin in 24hours lagula joog lagu caawiyo halka free trainingka macquul ah in daqiiqado ama saacado oo kaliya lagula joogo saas ee tahayna waa hubaal inaad isbadal aad io aad uweyn aad kasameen karto hadaad kudabaqdo waxa aad barato.
2018 ilaa 2020 waxaanu aheen dad wareersan oo marwalba raadiya habab lacag looga sameeyo internetka xaqiiqdii majiro qof wada saxan kutusinaya qofwalba wada dheer ah ayuu kaa bixinaya si uu kuu mashquuliyo waxaan lasoo sameen malahan youtube, affiliate, dropshipping, flipping io waxyaabo badan wax inoo shaqeeyayna malahan isku dayo badan kadib 2020 waxaa bilawnay website inaa furano oo lacag kasameeno isla bisha 1aad waxaa kasamenat $300 alx waxay inoo aheyd riyo inoo rumowday inkastoo waqtigaas lacag kudhaw $1k ay onlineka inooga baxday iska dba wareeg course iibsasho mentorship lacagna waa naga qasaarty waxna meenan faaidin balse 2020 wixii kadambeyay daqlii saxan waxan kasameenay google adsense alx alle baa mahadleh hada waxaa macquul ah bilaha qaar in $1k aa kasameeno .
adna intaa io in kabadan waad sameen kartaa kalia waxaad ubaahantahy go’aan io dhiiranaan hadee kaa go antahay inaa isku filnaanto xaqiiqdii waxad kusameen kartaa bilooyin yar aad dadaasho websitekeena buugaag io courses free ah waad kaheleysa oo academiyadaha kale 100dollar ama kabadanba laidinku xujeenayo, majoojineeno inaa caawino walalaheena soomaaliyeed aan islawada noolaano.